Shirka Madasha Nabadda Paris oo furmay iyo RW Khayre oo ka qeyb galay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo galay maalintiisii labaad. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dood looga hadlayay gaaridda hadafyada horumarka waara ee 2030, ka caddeeyay inay muhiim tahay in la qiimeeyo dhammaan xaaladaha dunida ka jira si loogu guuleysto himilooyinka oo dhan. … Continue reading Shirka Madasha Nabadda Paris oo furmay iyo RW Khayre oo ka qeyb galay (Sawirro)